Aagaga dagaalka dufutay ama masiibada ku habsatay, waxaa inta badan jirayo dhibaatooyinka kanaalada xiriirka caadiga ah sida qadadka taleefonka iyo shabakadaha, adeegyada boostada iyo intarneetka. Fariimaha Laanqeerta Cas waxay ku caawisaa soo celinta xiriirada u dhaxeeyo aaga ay saameysay iyo caalamka banaanka ah.
Ahaanshaha hay'ad dhaxaad ah, Laanqeerta Cas waxaa loo ogolyahay inay galaan aagaga dagaalada ku dhufteen ama masiibada ku habsatay ee loo diido hay'adaha kale. Si kastaba, dhaxaadnimadaan waxay sidoo kale la micna tahay inay jiraan sharciyo toos ah ee warbixinta Fariimaha Laanqeerta Cas ay wadan karto ama aysan wadan karin. Ogow in xaaladaha qaarkood, tusaale ahaan, markii qofka ay socoto uu xabsi ku jiro, fariimaha waxaa aqrinayo maamulada deegaanka.
Fariimaha Laanqeerta Cas waxay wadan kartaa warbixinta xigto:
Fariimaha Laanqeerta Cas ma wadan karto warbixinta xigto:
Si aad fariin u dirtid, waxaad u baahaneysaa inaad ogaatid ugu yaraan magaca iyo ciwaanka buuxo ee qofka ay socoto. Haddii aadan haysan warbixintaan, waxaad bilaabi kartaa codsiga raadinta.
Ma rabtaa inaad dirtid fariimaha Laanqeerta Cas?