Waan ka xunnahay, kuguma caawin karno raadin walba ee xubnaha qoyska haddii aad noola soo xiriireysid inaad heshid cadeyn qoran ee raadintaada si ay u taageerto codsigaaga magangalyada. Fadlan la xiriir qareen badelkii.
Waxaad ka heli kartaa sharaxaadaha qareenada ku taqasusay la shaqeynta qaxootiyada ee
www.advocaat.be/Thema-s/Vreemdelingenrecht (oo af Daj ah).